Maalmahanews.com
TUSBAX FURTAY: Xog-hayihii Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Ee Xisbiga WADDANI Rooda Cabdi Muuse Oo Iscasishay + Daawo Sababta Is-casilaadeedan
October 28, 2016 - Written by admin

Hargeysa (Maalmahanews) Xogyahihii garabka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Xisbiga Mcaaridka ah ee Waddani, Rooda Cabdi Muuse oo shir jaraa’id manta qabatay ayaa shaacisay inay gebi ahaanba iska casishay xilkii ay ka haysay xisbigaasi.

Rooda Cabdi Muuse ayaa iscasilaadeeda ku heegtay arrimo la xidhiidha hawlaha xisbiga. faahfaahin intaas ka badan ka daawo hoosta muuqaalka.

COMMENTS
Latest News