Maalmahanews.com
Taliyihii Hore ee Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somaliland Oo Hargeisa Ku Geeriyooday
October 26, 2016 - Written by admin

Hargeisa (Maalmahanews) Allaah Haw u Naxariistee waxa Galabta Magaaladda Hargeysa Ku Geeriyooday taliyihii hore ee ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Somaliland Marxuum Faysal Kaamil.14681618_898214503646463_6281643140603163286_n

allaah haw u naxariistee Marxuumka ayaa maalmihii ugu dambeeyay u jiifay cusbitaal ku yaala Hargeysa xanuun in muddo ah hayay.

shabakada wararka ee sagalnews maamulkeeda ayaa waxa ay dhambaal tacsi ah u dirayaan ehelada uu ka baxay marxuumku.

 

COMMENTS
Latest News