Maalmahanews.com
DAAWO: Axmed Muumin Seed Iyo Garabka Toosinta Xisbiga WADANI Oo Kullan Ku Yeeshay Hotel Mansoor Iyo Waxa Uu Daarnaa
October 24, 2016 - Written by admin

Hargeysa (Maalmahanews) – Masuuliyiin miisan culus ku lahaa xisbiga waddani oo uu hogaaminaayo gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga wadani Md. Axmed Muumin Seed ayaa maanka Hotel Mansoor kullan kul yeeshay garabka toosinta xisbiga WADANi. Kulankaas ayaa waxa lagu lafa guray sidii ay uga tashan lahaayeen hankooda siyaasadeed, waxaa kale oo  ka dhex muuqanaayay oo garabka toosinta ku soo biiray  xildhibaan faarax dheere oo ah gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga waddani masuuliyiin kale oo tirro badan.

 

kulankan oo ahaa mid is xog waraysi iyo abaabul siyaasadeed ahaa ayaa waxa lagu soo kala dhamaaday is afgarad iyo farxad waxaana loo balamay in la muujiyo cududda taageero ee xubnaha garabka toosinta xisbiga waddani waxaana kulankani ka naxay masuuliyiinta waddani oo aan filayn cududan garabka toosinta iyo xubnahan ku soo biiray
14680731_1865325620362917_5486598978025956720_n
f

COMMENTS
Latest News