Maalmahanews.com
Daawo Sawirada Jaaliyada Reer Somaliland ee Dalka Ingiriiska oo Xaflada aad u Balaadhan ku Qaabilay Wafti uu Hogaaminayey Madaxweyne SIILAANYO
October 9, 2016 - Written by admin

08/10/2016

Maalmahanews-(LONDON): Xaflad ballaadhan oo jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Ingiriisku ku soo dhawaynayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigiisa uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha Md. Muuse Biixi Cabdi, iyo xubo Wasiiro ah ayaa Caawa ka dhacday magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska.

Xafladan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay ku dhawaad 5000 oo qof.

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo xafladaasi hadal ka jeediyey ayaa wuxuu si qoto dheer uga sheekeeyey Guulaha iyo is beddelada la mahadiyay ee Kulmiye ka hirgeliyay waddanka muddadii uu talada umadda hayay.

Wuxuu Madaxweynuhu sheegay in Hoggaamiyaha Hankii iyo Himiladii Kulmiye hayaankeeda sii wadi karaa uu Yahay Murashaxa Xisbiga Kulmiye Calmaday inuu doorashada uga qayb galo, Dhinaca kalena wuxuu balan qaaday in Hantida qaranku dhex u tahay dhamaan axsaabta oo aan cid gaara logu adeegi doonin, Isla markaan dalka ay ka qabsoomi doonto doorasho Xor iyo Caddaalad ah.

Dhawaan filo Muuqaal

2img-20161009-wa0004ccshe

1        oo

3

COMMENTS
Latest News