Maalmahanews.com
HAMBALYO MEHER,
May 19, 2016 - Written by admin

Maamulka Shabakada Wararka ee Maalmahanews, iyo Dhamaan Asxaabta ka Hawlgasha Maalmaha News Network Waxay Hambayo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin Hawada u Marinayaa

  • KEYSE AXMED ABDEEQ iyo IDIL AXMED MAXAMUUD

oo Meherkoodu Maanta oo Jimce ah Taariikhduna tahay 20/05/2016 ka dhacay Magaalada Harta Sheekha, waxaanu leenahay wiil iyo caano, gabadh iyo caano, ku waar bash bash iyo barwaaqo, ugu danbayntiina waxaanu idiinku ducayney ducadii rasuulka waxaanu ku ducaynaynaa ducadii rasuulka ee ahayd

بارك االله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير ان شاءالله

COMMENTS
Latest News