Maalmahanews.com
“Ummada Somaliland Waa Inay U Sinaataa Dastuurka Mujaahid Iyo Mubiinba”Musharax Muuse Biixi.
May 14, 2016 - Written by admin

Dubai-(Maalmahanews)- Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE ahan Musharaxa Xisbigaasi ayaa ka hadlay sida qudha ee ay u wada noolaan karaan ummada reer somaliland isagoo sheegay Guddomiye muuse inaan qarankan la kala lahayn wadaad iyo waranle toona.

burco30

 

waxaanu yidhi “Ummada Somaliland waxa waxa waajib ku ah inay u hogaansanaato Dastuurka oo aan la kala lahayn oo aanu lahayn mid Guna iyo mid Goba ,mid laandheera iyo mid laangaaba ,mid mujaahida iyo mid mubiina waa inay u sinaadaan”ayuu yidhi Muuse Biixi

Maalmaha/Dubia

info@maalmahanews.com

COMMENTS
Latest News