Maalmahanews.com
Anigoo ah Mukhtaar Muxumed Bulbul Waxaan ahay Musharax u taagan doorashada soo socota Ee Golaha wakiilada
April 21, 2016 - Written by admin

Aniga oo ah Mukhtaar Muxumed Bulbul waxaan halkan caawa oo taariikhdu tahay 20/04/2016 halkan(Mancheter City) kaga dhawaaqayaa inaan ahay Musharax u taagan doorashada soo socota Ee Golaha wakiilada oo dhacaysa March 2017 hadii illaahay yidhaahdo Aniga oo ka sharaxan Xisbiga talada dalka haya Ee kulmiye.

Anigoo ku kalsoon inaan xilkaasi hanan karo waxaan dhamaan shacabka Somaliland iyo dadweynaha gobolka maroodijeex ka codsanayaa iney arrintaa igu gacan siiyaan insha allah

Mukhtaar Muxumed Bulbul

Musharax u taagan golaha wakiilada 2017

Manchester City, Uk

COMMENTS
Latest News