Maalmahanews.com
Daawo: Telefishenka Aljazeera Oo Baahiyay Barnaamij 1998-kii Uu Somaliland Ka Diyaariyay, Oo Taariikh Iyo Dhacdooyin Badan Xambaarsan+ SAWIRRO
April 10, 2016 - Written by admin

Taariikhda Somaliland, dhibtii ka soo gaadhay, Midnimadii Somalia, halgankii dib u xoraynta, nabadayntii beelaha, Saami Qaybsigii iyo sidii ay mar kale Jamhuuriyada Somaliland lugaheeda isugu taagtay.

Hargeysa (Maalmaha) – Telefishanka dalka Qatar laga leeyahay ee Aljazeera, gaar ahaan laantiisa afka carabiga, ayaa dib mar kale u baahisay barnaamij ay 1998-kii, ka diyaariyeen, taariikhda Somaliland, dhibtii ka soo gaadhay, Midnimadii Somalia, halgankii dib u xoraynta, nabadayntii beelaha, Saami Qaybsigii iyo sidii ay mar kale Jamhuuriyada Somaliland lugaheeda isugu taagtay.

Barnaamijkan oo diyaarintiisu ku soo beegantay cuna qabatayntii xoolaha ee Sucuudiga, ayaa si faahfaahsan uga waramay, dhibaatada ay xayiraadaasi u yeelan karto, horumarka iyo dib dhiska dalka, waxa kale oo ku jira, saami qaybsigii, hub ka dhigistii iyo taariikho kala duwan oo dalku soo maray.

DAAWO MUUQAALKA SAWIRRADAN tAARIIKHIGA AH

xarunta baarlamanka jsl 1998

wasiiradii xukkumaddii cigaal 1998 WASiirdii jsl 1998 mudaneyaashii baarlamanka jsl 1998 golahii wasiirrada ee xukuumaddii cigaal 1998 hargeysa hubkii xoreyntii jsl ciidanka jsl 1998 xarunta baarlamanka jsl 1998

madaxweyne cigaal 1998 cigaal barnaami barnaamijka

wariyaha aljazeera 1998 waxbarashadii 1998 qaadkii 571-ka 1998

Maalmahanews/Hargeisa office
E-mail: info@maalmahanews.com

COMMENTS
Latest News