Maalmahanews.com
Daawo: Cuqaasha Iyo Wax-garadka Gobolka Togdheer Oo Taageerey In La Hakiyo Diwangelinta Inta Ay Abaaruhu Dalka Ka Jiraan
March 30, 2016 - Written by admin

Hargeysa(Maalmaha)-Cuqaasha,waxgaradka iyo odayaasha gobolka togdher oo manta shir jaraa’id ku qabtay magaalada burco ayaa si wayn u tageeray in la hakiyo diiwaangalinta ka socota gobolada dalka ilaa inta ay abaartu socoto.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News