Maalmahanews.com
“Jamaal Cali Xuseen Xisbiga Ucid Waxa Uu Ku Noqday Laf Dhuun Gashay, Lacagtiisana Ma Ogala Inuu Ku Bixiyo”Gudoomiyaha Ucid Ee Gobolka Togdheer.
March 28, 2016 - Written by admin

Hargeysa(Maalmaha)-Gudoomiyaha xisbiga UCID ee gobolka togdheer mudane Aadan ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay musharaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen waxaana uu ku tilmaamay inuu Jamaal xisbiga ka yahay laf dhuun gashay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News