Maalmahanews.com
OGEYSIIS: Xuska 18-ka May iyo Jaaliyadda Somaliland Ee Gobolka Bayern Ee Jarmalka
March 27, 2016 - Written by admin

 

Ogeysii… Ogeysiis… Ogeysiis

Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan Gobolka Bayern ee Dalka Jarmalku waxay Ogeysiinayaan dhammaan Jaaliyadaha Reer Somaliland ee ku dhaqan Gobollada iyo Magaalooyinka kale ee Dalka Jarmalka in Xuska 18-ka May ee soo socda lagu qabanayo Gobolka Bayern.

Allah Mahad leh

COMMENTS
Latest News