Maalmahanews.com
DAAWO:Wasaarada Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Gurmad Biyo Dhaamin Ah Gaadhsiisay Deegaano Badan Oo Hoos Yimaada Gobolka Sanaag
March 25, 2016 - Written by admin

Hargeysa(Maalmaha)-Wasaarada khayraadka biyaha Somaliland gaar ahaana xafiiska gobolka sanaag ayaa gurmad biyo dhaamin ah gaadhsiisay deegaano badan oo hoos yimaada gobolka sanaag.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Maalmaha News/Hargeisa

info@Maalmahanews.com

COMMENTS
Latest News