Maalmahanews.com
War Deg Deg Ah: Ciidamada Ilaalada Somaliland Iyo Jabuuti Oo Isku Dhac Dagaal Dhex Maray + Dhaawaca Ciidanka Iyo Khasaaraha Kale
March 14, 2016 - Written by admin

Saylac(Maalmaha)-Warar hadda soo gaadhaya xafiiska Warqabadka Shabakadda Maalmaha news ayaa sheegaya in ay isku dhaceen Ciidamada ilaalada xeebaha Ee Somaliland Iyo Jabuti waxaana dhex maray dagaal adag oo mudo saacado ah socday

Laba askari oo ka tirsan ciidanka Somaliland ayaa dhaawacooda la keenay Saylac waxaana wararku sheegayaan In mid ka mid ah geeryooday

 

Wixii warar faah faahin ah ka soo kordha goordhow nagala soco

COMMENTS
Latest News