Maalmahanews.com
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolka Buuhoodle Fariina U Diray Cali Khaliif Iyo Maamulka Puntland
March 13, 2016 - Written by admin

Hargeysa(Maalmaha)-Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta ka hadlay xaalada gobolka buuhoodle, waxana uu fariin u digay horjooge Cali Khaliif Galaydh iyo maamulka puntland, isaga oo ugu baaqay inay ka taliyaan amniga iyo wanaaga.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News