Maalmahanews.com
DAAWO: Guddiga Hormarinta Hoodaale oo Deeq Lacageed Oo Loogu tallo Galay Abaaraha ka Guddoomay JAALIYADA ku dhaqan Sweden ee Ku abtirsada Hoodaale
March 12, 2016 - Written by admin

Hargeisa-(Maalmaha):- Guddiga Hormarinta Hoodaale ayaa gudoomay lacageed oo loogu talo galay in lagu taakuleeyo dadka abaaruhu halakeeyeen ee deegaanada Hoodaale, lacagtaasi oo ay soo direen Jaaliyada beesha Hoodaale ee ku dhaqan Wadanka Sweden.

Guddoomiyaha guddiga Hoodaale Xaaji Maxamuud Qaalib oo ay weheliyaan Gudoomiye ku xigeenka guddigaasi ayaa mahadnad balaadhan u soo jeediyey dadkaa gacanta ka gaystay soo taakuladan.

Hoos ka daawo warkaasi oo faah faahsan

COMMENTS
Latest News