Maalmahanews.com
Xisbiyada UCID Iyo Wadani Oo Ay Deeradu Dhex Miranayso + Dacwad Ka Dhan Ah Faysal Cali Waraabe Oo Gudida Doorashooyinka Loo Gudbiyay + Jawaabta Uu Bixiyay
March 10, 2016 - Written by admin

Hargeisa-(Maalmo):- Todobaadkan Bilowgiisii ayuu Guddoomiyaha xisbiga UCID mudane Faysal Cali Waraabe dawcad cabsho ah u gudbiyey Guddiga Doorashooyinka Qaranka taas oo nuxurkeedu ahaa in wax laga qabto xisbiyada Kulmiye iyo Wadani oo ku eedeeyey iney hawlihii diiwaangalinta doorashooyinka u badaleen olale doorasho, taaso uu ay guddiga doorashooyinkuna uga garaabeen natiijadeeduna noqotay in la soo saaro qodobo lagu xakamaynayo dhaqdhaqaaqyada xisbiyada ee ku aadan diiwaangalinta iyo sida loo waajahayo.

Hadaba xisbiga wadani oo arrintaasi ka jawaabaya ayaa maanta soo saaray qoraal dacwad ha taasoo uu kaga cabanayo in Guddoomiyaha xisbiga ucid Dil ugu hanjabay Cirro, taasoo durba muran ka dhilisay, has ka daawo faysal cali warabe oo arrintaas ka hadlaya

Halkan hoose kaga bogo warkaas oo Faahfaahsan

COMMENTS
Latest News