Maalmahanews.com
Laanta Socdaalka Somalia Oo Ka Noqday Hanjabaaddii Uu Hore Ugu Xayiray Duullimaadyada Somaliland, Akhri Sababta
February 22, 2016 - Written by admin

Muqdisho(Maalmaha News):- War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska taliyaha hoggaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Jeneraal Gaafoow ayaa lagu sheegay in maanta dib looga noqday amarki ahaa in la joojin doono duullimaadyada isaga kala goosha Muqdisho iyo Hargeysa. sababta amarkan dib loogaga noqday ayaa lagu sheegay ka dib markii xal laga gaadhay mushkiladii keenaysay xayiraada.
akhri war-saxaafadeedkii oo dhamaystiran

war

COMMENTS
Latest News