Maalmahanews.com
DAAWO MUUQAAL: AXMED XASAN CARWO OO FARTA KU FIIQAY CIDDA KA DAMBEYSAY WEERERKA GOOBTA DIIWAANGELINTA IYO UJEEDADA KA DANBAYSAY!!!
February 21, 2016 - Written by admin

London(Maalmaha News):- La taliyaha Madaxweynahaya ee arrimana dhaqaalaha Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa tilmaamay cidda ka dambeysay falkii argagaxa ahaa ee lagula kacay goobaha Diiwaangelinta iyo arrinta Dekedda Ceel Garde, sheegayna ujeedada laga lahaa,…

Dhanka kale waxuu dhambaal baaq ah u diray Guddiga Abaaraha, Xukuumadda iyo Seddexda Xisbi, isagoo si gaar ah ula dardaarmey reer KULMIYE. AXMED waxuu hanbalyo u diray masuuliintii isku shaandheynta xukuumadda ku soo baxay isagoo si gaar ah u bogaadiyey seddex mas’ uul

Hoos ka daawo Video

COMMENTS
Latest News