Maalmahanews.com
DAAWO MUUQAAL: Xisbiga Kulmiye Waa Bar Kulanka Bulsha-weynta SOOMALILAND: Axmed Xasan Carwo.
February 15, 2016 - Written by admin

Cardiff-(Maalmaha News)-La Taliyaha Madaxweyanaha ee Arrimaha dhaqaalaha Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa isagoo ku Sugan Magaalada Cardiff maanta na soo gaadhsiiyey muuqaal uu kaga hadlayo qiimaha xisbiga kulmiye uu ugu fadhiyo bulshwo weynta Somaliland ”Waxaynu nahay xisbi curin leh oo hoggamin iyo wax qabad iibinaaya, meesha aynu marno waa leynaga daydaa, maqaaxida aynu shaaha ka cabno waa laga cabaa, geedka aynu fadhiisano waa la fadhiistaa..waa la arkaa cidda curinta leh ee wax hoggamin karta..daba socod ma noqdo hogaamiye, dadweyne wuu arkaa ee waa inaga iyo hawlgal mideysan, niyasd san iyo wadajir”

HALKAN HOOSE KA DAAWO: MUUQAAL UU KAGA HADLAYO WAXYAABO BADAN

COMMENTS
Latest News