Maalmahanews.com
DAAWO MUUQAAL: “Deegaanka aan Kasoo Jeedo Keligay Baa KULMIYE Ka Soo Baxay, Xisbiguna Waa 4.5 Oo Kale Oo Waxaa Ugu Badan Bariga Burco Iyo Galbeedka Hargeysa,”
February 13, 2016 - Written by admin

Hargeisa-(Maalmaha News):- Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad ee KULMIYE, kana tirsan golaha wakiillada Somaliland Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeyo oo Su’aalo Xiiso leh lagu weydiiyey barnaamijka milicsiga siyaasiga ee telefishanka UNIVERSAL Ka Baxa, kaasi oo uu soo saare ka yahay weriyaha ruug cadaaga ah ee Feysal Maxamed Cabdi (Fadh-fadhle).

HOOS KA DAAWO

COMMENTS
Latest News