Maalmahanews.com
DDAWO: Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo ka hadlay Bilowga Diiwaangalinta Gobolka Awdal iyo Abaaraha Dalka ka Jira.
February 11, 2016 - Written by admin

Boorame-(Maalmaha News):-M/weyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland  ahna Musharax M/xigeenka  ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Mudane Cabdiraxmaan Cabdilahi Saylici oo safar ku jooga magaalada boorame ayaa ka hadlay bilowga diiwaan galinta doorashooyinka taasoo munaasbad arrinta lagu daah furayay manta lagu qabtay magaalada boorame.

M/wyne xigeenku wuxuu ka hadlaya abaaraha dalka ka Jira
Hoose ka daawo

 

 

 

COMMENTS
Latest News