Maalmahanews.com
DAAWO Muuqaal: Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Markii ugu Horeysay ka Hadlay Muranka Ka Taagan Tiyaatarka Hargeisa
February 11, 2016 - Written by admin

Hargeisa-(Maalmaha News):-Suldaanka Guud ee Salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Muranka ka taagan tiyaatarka Hargeisa, iyo xadhigii ganacsade Cumar Caydiid isagoo fariin u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo .
Hoos ka daawo Hadalka suldaanka

COMMENTS
Latest News