Maalmahanews.com
DAAWO MUUQAAL: Shirkada Somtel Oo Laba Qof Guddoonsiisay Agab Guri Oo Dhamaystiran
February 11, 2016 - Written by admin

Hargeisa-(Maalmaha News):- Shirkada Isgaadhiinta ee Somtel oo ah hormoodka shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland ayaa Maanta Xaflad aan nooceed Hore wadanka uga dhicin ku Guddoonsiisay Laba qof oo macaamiisheeda ka ah AGAB GURI oo dhamaystiran, labadan macmiil oo midna ka socday Hargeisa halka ka kalena wuu ka socda Magaalada duruqsi kuwaasi oo ku guulaystay Barnaamijka Hadal oo Hel.

Hoos ka Daawo Faah-Faahinta

COMMENTS
Latest News