Maalmahanews.com
DAAWO Muuqaal: Guddoomiye Muuse Biixi Oo Madal il-yartu Is-Qabatay Ku Hafiyey Xasuusta Dal-tabyo iyo Taariikhda Waayihiisii Ardaynimo ee Jaamacada Camuud
February 11, 2016 - Written by admin

Boorame-(Maalmaha News):- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharaxa Xisbiga Kulmiye ee doorashooyinka Soo socda ayaa Maanta hadal taariikh iyo dal-tabyo ku hafiyey Madal lagu daah-furayay bilawga Diiwaangalinta codbixiyayaasha doorashooyinka Gobolka Awdal oo ka qabsoontay Hoolka Jaamacada Camuud, Jaamacada Camuud oo ah goobta xudunta u ahayd taariikhada uu Muuse biixi Cabdi mariyey ayaa ahayd goobtii uu wax barashadiisa inteeda badan ku soo qaatay.

Hoose ka daawo hadalka Guddoomiyaha

COMMENTS
Latest News