Maalmahanews.com
DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo si Qoto-dheer Uga Waramay Sooyaalkiisii Taariikheed ee uu Ku soo Qaatay Jaamacadda Camuud
February 11, 2016 - Written by admin

Boorame-(Maalmaha News):-Guddoomiyaha ahna Musharax xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi  ayaa ku dheeraaday Sooyaalkiisii taariikheed ee Gobolka Awdal iyo waayihiisii ardaynimo ee Jaamacada Camuud.

Guddoomiye Muuse biixi oo maanta ka hadlayay munsaabad daahfurka diiwaangalinta ka bilaabi doonta gobolka Awdal oo lagu qabtay hoolka Jaamacada Camuud ayaa sidoo kale ka hadlay qodobo uu kula garnaqadaday beesha caalamka iyo sidii kale qaadhaan bixiyaasha Somaliland ka taageerada dhinac doorashooyinka.

ugu danbayntiina Wuxuu guddoomiye ilaahay ka baryay inuu abaaraha inga soo gaadho oo ilaahay raxmaadka inoo shubo

Hoose ka daaw Hodalka Guddoomiyaha oo dhamaystiran..

 

 

COMMENTS
Latest News