Maalmahanews.com
DAAWO: Wafti ay Hogaaminayaan M/weyne ku Xigeenka iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Maanta Si Balaadhan Loogu soo Dhaweeyey Magaalada DIla
February 10, 2016 - Written by admin

Boorame-(Maalmaha News):- Waxa Maanta gaadhay Magaalada Boorame ee xarunta Gobolka Awdal safar shaqo ugu baxay wafi balaadhan oo uu hor kacayo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse biixi cabdi halkaas ii si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada dilla ka hor intii aanay gaadhin Boorame

Hoose ka daawo

COMMENTS
Latest News