Maalmahanews.com
HALKAN KA DAAWO “Aniga Ayaa Ah Nin reer Hargeysa ah Suuro-galna maaha in waqtigan xaadirka ah La Iibinayo Dhismaha Dugsiga Sh. Bashiir…”-Wasiir Garas
February 6, 2016 - Written by admin

Hargeysa (Maalmaha News)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee JSL Md. Yuusuf Cismaan Garas ayaa ka hadlay wararka ka dhanka ah mulkiyadda dhismaha dugsiga hoose dhexe ee Sheekh Bashiir ee Magaallada Hargeysa oo la weriyey in xukuumaddu ay ka iibisay ganacsadaha AL-xarbi.

Haddaba Wasiir Yusuuf Garas oo warbaahinta kula hadlay magaallada Hargeysa ayaa  ayaa warkaasi ku sheegay mid aan sal iyo raad toona lahayn, waxaase uu sheegay in aan la iibinayn balse barxadda deyrka dhexdiisa laga samaynayo laybareeri wax lagu akhristo. isaga oo arrintaasi si faahfaahsan uga hadlay halkan hoose ka daawo

 

COMMENTS
Latest News