Maalmahanews.com
DAAWO: Xisbiga WADANI oo Si Indho la’aan ah u sheegay in Taliye saldhiga la xidhay iyo Taliye xigeenka Booliska oo arrintaasi Beeniyey
February 5, 2016 - Written by admin

Hargeisa- (Maalmaha News):- Af-hayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADANI Mahdi Ibraahim Buubaa ayaa si ba’an manta u cambaareeyey xadhiga taliye saldhiga oo uu sheegay in Hargeisa lagu xidhay, hasayeeshee warkan ayuu beeniyey taliy xigeenka Booliska Somaliland

FAAHINTA WARKAN HOOSE KA DAAWO

 

 

COMMENTS
Latest News