Maalmahanews.com
Daawo-Muuqaal:- “Madaxweyne Cali Waran Cade Xilka Ka Qaad, ilmaha yar ee Toban Jirka ah baa Caqli dhaama’e “ Muj. Cali Gurey
February 4, 2016 - Written by admin

Hargeysa(Maalmaha News):- Mujaahid Cali Yuusuf Axmed (Cali Gurey) gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID waxaa uu madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud Siilanyo  uu ugu baaqey in uu xilka ka qaado wasiirka arimaha Gudaha muddane Waran Cade

Muj. Cali Gurey waxaa uu sheegay in wasiir Waran Cade aanu xilkaasi ku dhex haftey isla markaan uu ceeb iyo fadeexad u soo jiidaayo Shacbiga Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News