Maalmahanews.com
DAAWO: Beesha Koonfurta Hargeisa oo Go’aan Ka soo Saartay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid
February 4, 2016 - Written by admin

Hargeysa-(Maalmaha News)-Beesha Degta Koonfurta Hargeisa (Ciidagale) ayaa maanta Kulan ay ku yesheen magaalada Hargeisa go’aamo ka soo saartay xadhiga ganacsade Cumar Caydiid oo maalintii saddexaad ku xidhan saldhiga ku yaala Caasimada Hargeisa, xadhiga ganacsadaha ayaa lala xidhiidhnayaa inuu ku sal leeyahay muran ka dhashay qol-qolka hore(Parking) ee baabuurta la dhigto ee tiyaatarka Hargeisa.

 

COMMENTS
Latest News