Maalmahanews.com
HALKAN KA DAAWO: Muuse Biixi Waa Saaxiibkay, Waa Abtigay, Waana Mujaahid, Isaga inaan u Duceeyo mooyee Mar haduu Tartan u tafo-xaytay Ma Jecli Intii Hore in ka badan inay iga gaadho:- Mujaahid CALI GURAY
February 1, 2016 - Written by admin

Hargeisa-(Maalmaha News):- ‘‘Markay noqoto dhinaca xeerka yaa ku eed leh anigu waxaan qabaa qofka shakhsiga koowaad ee eedaa lihi waa  Guddoomiyaha golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro, Sababta Uu U yeelanayaana waa labadayaduba mucaarid baanu nahay dawladana waanu ka soo hor jeednaa, haddaan beri yeelo Cabdiraxmaan Cirro oo aan ka beriyeelo eedaas kow iyo tobbanka sanos oo dhacaysay wakiilada  oo aan idhaa beri buu ka yey Cabdiraxmaan Cirro, Waxaan Ku qasbanay oo caddaaladu i faraysaa in aan idhaahdo Axmed Siiraanyona wuxuu beri ka yey wixii qalad dhacay…………..

COMMENTS
Latest News