Maalmahanews.com
DAAWO: Musharax Muuse Biixi oo Sharaxay Kaalinta Beelaha Hawd iyo Hargeisa kaga jireen Halgankii Iyo Abaalka loo gudi Karo M/weyne CIGAAL iyo Suldaan MAXAMED
February 1, 2016 - Written by admin

 

Guddoomiyaha xisbigul xaakimka Kulmiye ahna Musharax Madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Mudane Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa sharaxay kaalinta ay beelaha Hawd iyo Hargeisa kaga jireen Halgankii wadanka lagu xoreeyey iyo abaalka loo guddi karo Madaxweyne cigaal iyo Suldaan Maxamed.
Muuse biixi oo hadalka ka jeediyey munaasabad maanta Hargeisa lagu qabtay
Halkan Hoose ka daawo isagoo arrintaa ka hadlaya

COMMENTS
Latest News