|
|||||
Maalmahanews.com
DAAWO: Madaxweyne ku Xigeenkii Labaad ee Somaliland oo sharaxay Hub ka dhigistii SNM
February 1, 2016 - Written by adminHargeisa-(Maalmaha News):- Madaxweyne ku xigeenkii labaad ee Jamhuurida Somaliland Mudane Mujaahid Cabdiraxmaan Awcali Faarax ayaa sharaxay qaabkii ay u dhacay hub ka dhigistii ururkii SNM, halkan Hoose ka daawo isagoo arrimahaa ka hadlaya
COMMENTS
|
Latest News
|