Maalmahanews.com
Daawo: Xubno Kamida Imaamyadda Masaajiddada Dalka Oo Loo Qaybiyey Gaadiid Iyo Meherado Ganacsi
January 28, 2016 - Written by admin

Hargeisa(Maalmahanews):-Xubno kamida Imaamyadda Masaajiddada dalka oo ay hay’adda Al-huda u qaybisey gaadiid iyo meherado ganacsi. Arintan ayaa noqoneysa markii ugu horeysay ee ay hay’addi waxqabadka intan le’eg u qabato culimadda u go’doomay faafinta diinta Islaamka. Warka gaadiidka iyo shaqo abuurka kale ee la siiyey Imaamyadda oo maqal iyo muuqaal ahi waa kan ee daawsho habon.

 

COMMENTS
Latest News