Maalmahanews.com
DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga Wadani oo ku soo Laabtay Caasimada Si Diirana loo soo dhaweeyey
January 27, 2016 - Written by admin

Hargeisa(Maalmaha News):- Guddoomiyaha Xisbiga wadani ahna guddoomiyaha golaha wakiilada Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi oo todobaadkii u danbeeyey socdaal ku marayay gobolka Tog-dheer ayaa maanta ku soo laabtay caasimada Hargeisa iyadoo si diirana loogu soo dhaweyey

COMMENTS
Latest News