|
|||||
Maalmahanews.com
“Cali Khaliif Iyo Ciduu Wato Waa La Iska Celin Doona”..Gudoomiyaha Guurtida Somaliland
January 27, 2016 - Written by adminHalkan hoose ka Daawo hadalkii gudoomiyaha
Hargeisa(Maalmaha News):- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud aadan waxaa uu ka hadley colaada uu hor jooge Cali Khaliif Galeydh uu ka wado gobalada bari ee Somaliland
Gudoomiye Saleeban waxaa uu sheegay in cali khaliif iyo cidii la socotaba la iska celin doona isga oo arintani ka hadlaya waxaa uu yidhi ” Cali Khaliif iyo Ciduu wato waanu iska celin lakiin dadweynuhu waa dadkeeni ” ayuu yidhi gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Maalmahannews/Hargeisa office info@maalmahanews.com maalmahanewsnetwork@gmail.com
COMMENTS
|
Latest News
|