Maalmahanews.com
DAAWO: “Dawladuhu Way Cag Culus Yihiin Shirkaduhuna Way Macaash Jecel Yihiin” Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi
January 25, 2016 - Written by admin

 

Hargeisa-(Maalmah news): Musharaxa xisbiga kulmiye ahna Gudoomiyaha xisbiga ayaa sheegay in Dawladu Cag culus yihiin Shirkaduhuna macaash jecel yihiin, gudoomiyaha oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu furayay shirkad adeega warqadaha qaban doonta oo lagu qabtay Magaalada Hargeisa, sidoo kale wuxuu gudoomiyuhu ka hadlay xaalada abaaraha ee haatan qaybo ka mid ah Somaliland si darran u waxyeelaysay.

Hoose ka daawo Hadalka Gudoomiyaha

Maalmahaneww/Hargeisa Office

info@maalmahanews.com

Maalmahanewsnetwork@gmail.cim


 

COMMENTS
Latest News