Maalmahanews.com
Shir Lagu Falan-qeeyay Shirarka Iyo Ahdaafta Hay’adaha Oo Lagu Qabtay Hargeysa
January 18, 2016 - Written by admin

Wasiirka Qorshaynta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe) ayaa maanta Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa ka furay shir lagu midaynayo shirarka iyo ahdaafta ay wada leeyihiin Hay’adaha caalamiga ah, xukuumadda iyo Hay’adaha maxaliga ahi.

Shirka
Shirkan waxa kale oo ka qeyb galay masuuliyiin ka kala socday Hay’adaha caalamiga ah, kuwa maxaliga ah iyo wasaaradaha dawladda qaarkood.

COMMENTS
Latest News