Maalmahanews.com
XUKUUMADA SOMALILAND OO AMARTEY IN XABSIGA LA DHIGO LABA WARIYE OO MOQDISHO TAGEY
January 17, 2016 - Written by admin

warar xog ogaal ah oo ay heshay shabakada wararka ee ilaysnews waxaa ay sheegayaan in xukuumada Somaliland ay go,aan ku gaadhey in xabsiga la dhigo laba wariye oo moqdisho dhawaan shir kaga qeyb galay

Labadan wariye oo kala ah Agaasimaha telifishanka HCTV Maxamed Cabdi Ilig Iyo Wariye Axmed Cabdiraxmaan Xirsi Heelo kuwaas oo dhawaan shir loo qabtey Saxaafada Somaliya kaga qeyb galay magaalada Moqdisho .

Sidoo kale wararka ayaa intaas ku sii daray in maxkamadu ay bixisay amarka lagu xidhaayo labaadasi wariye marka ay dalka dib ugu soo laabtaan balse xogaha aanu helayno may xaqiijin maxakada amartey darajada ah tahay

Dhinca Kale Xogaha ay helayso shabakada ilaysnews waxaa ay xusayaan in madaarka caasimada Hargeysa la geeyey warqad waaranka ah ee labadan saxafi xabsiga lagu dhigaayo

Si kastaba ha ahatee arintan labada suxufi ee dhawaan ka qeyb galay shir loo qaabtey saxaafada dalka somaliya ayaa Guux ka dhex abuurtey baraha ay bulshadu ku kulanyo waxaana laga war sugaaba waxaa talaabada ay xukuumada Soamliland ka qaado marka ay dalka ku soo laabtaan

COMMENTS
Latest News