Maalmahanews.com
Deg deg Dawladda Somaliland Ayaa Saaka Qisaas Ku Fulisay Saddex Ruux …
January 17, 2016 - Written by admin

Dawladda Somaliland ayaa saaka qisaas ku fulisay saddex ruux oo ay ku jiraan hooyo iyo wiilkeed oo loo haystay haweenay ay kal hore inta ay jar-jareen ay dabadeedna  gurigooda oo Hargeysa ku yaala ku aaseen maydkeedii.

Wasiirka diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillaahi, ayaa Codka Somaliland u xaqiijiyay in dilku saaka ka dhacay duleedka xabsiga weyn ee Mandheera. Qofka saddexaad ayaa isna ah nin ruux kale ku dilay gobalka Buuhoodle.

COMMENTS
Latest News