Maalmahanews.com
Cullimada waaweyn ee Dalka oo ka horyimid Xeerka Baanan ee golaha wakiilada Horyaalla
January 13, 2016 - Written by admin

Qaar ka mida culimada waaweyn ee dalka  oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka digey xeerka baanan oo buuq ka abuuray golaha wakiilada islamarkaana horyaaa golahaasi oo laga sugayo inay ansixiyaan.

Culimadu waxay sheegeen in hadii la doonayo baanan  lagu shaqeeyo ay jiraan baanan islaami ah oo aan dadka waxba dulsaarayn.

COMMENTS
Latest News