Maalmahanews.com
“Cali Khaliif Waa Nin Ummada Somaliland Kansar Ku Ah, Waana In Si De-deg Ah Wax Looga Qabto” Xildhibaan Saleebaan Cali Koore
January 12, 2016 - Written by admin

Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland gobolada bariga Somaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa Prof: Cali Khaliif Galaydh ku eedeeyay inuu caqabad ku yahay horumarka bulshada ku dhaqan deegaanada Sool, waxaanau tilmaamay xamaarsan yahay hami siyaasadeedd oo riyo ah.

COMMENTS
Latest News