Maalmahanews.com
Buuq Ka Dhashay Xeerka Baananka Ganacsiga Iyo Xildhibaanada Golaha Wakiillada Oo Ku Kala Qaybsamay
January 12, 2016 - Written by admin

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhi ay maanta yeesheen waxay ku kala qaybsameen mooshin la keenay golaha, kaas oo ah xeerka Baananka ganacsi.

Xildhibaanada Golaha Wakiillada ayaa soo jeediyay in ansixinta xeerkan Baananka ganacsigu uu ka hor imanayo shareecada Islaamka, waxaana fadhiga ka dhashay kala qaybsanaan mudanayaasha dhexdooda ah oo keentay in goluhu isku bedelo buuq iyo diidmo lagaga soo hor jeedo xeerka Baananka ganacsiga.

 

COMMENTS
Latest News