Maalmahanews.com
Wadhan: Ilmo Yaro Lagu Cunay Magalada Wadhan
January 11, 2016 - Written by admin

Nin u dhashey dalka Itoobiya kana soo jeeda qoomiyada Oromada ayaa gabadh yar ku cuney ama dhiiga kaga nuugey tuulada Wadhan oo ka tirsan gobolka Togdheer.

Ninkan ayaa la sheegay inuu gabadha yar qoorta kaga jaray Gudin islamarkaana uu dhiiga ka nuugey kadib markii ay waalidiinta gabadhaasi yar guriga ka tageen gabadha yar.

Meydka gabadha yar ayaa maanta la geeyay cusbitaala Guud ee magaalada Burco, waxaana laamaha booliiska gobolka Togdheer ay sheegayaan in gacan ku dhiiglaha  gacanta lagu dhigay oo uu ku xidhanyahay Xabsiga dhexe ee magaalada Burco.

Taliyaha Ciidanka Booliiska  Gobolka Togdheer oo Dhacdadan warbaahinta uga waramay halkan hoose ka daawo

COMMENTS
Latest News