Maalmahanews.com
Nuxurka Kulan uu madaxwayne Siilaanyo la yeeshay Badhasaabada Iyo Maayirada Gobolada
January 10, 2016 - Written by admin

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta kulan la yeeshay badhasaabada Gobolada Iyo Maayirada Degmooyinka Dalka .

Kulanka oo ka qabsoomay xarunta madaxtooyada Somaliland waxaa kasoo qaybgalay wasiirka arimaha gudaha Cali Warancade iyo Afhayeenka Madaxwaynaha.

Markii kulankani soo dhamaaday waxaa saxaafada la hadlay oo uga warbixiyay Ujeedada Kulankan Wasiirka Arimaha Gudaha

COMMENTS
Latest News